Incubator:Main Page/so
- You can read this page in other languages. The language menu is here.

Kusoo dhowoow aaladda Wikimdia
Kani waa Aaladda Wikimedia, ee suura galisay mashaariicda Wikimedia ee wiki in luqad cusb ee ah Wikipedia, Wikibooks, Wikinews, Wikiquote, Wiktionary iyo Wikivoyage waana lakala hor marin karaa, qorista, tijaabo iyo sugidda iyo xaqiijinta ee uu soo casuumay Muasasada Wikimedia.
Inkastoo tijaabada wiki ee Wikimedia xannaaneeyaha ma lahan boos u gaar ah, laakiin waad aqrin kartaa waxna ka bedeli kartaa sida kuwa kale ee mashaariicda wikimedia ee wiki.
Nuqulka luqadaha cusub ee Wikiversity waa in aad u weecataa Beta Wikiversity, iyo dhammaan mid kasta oo ka mid ah Wikisource ilaa Old Wikisource.
Halkaan ka ma bilaabi kartid wax mashruuc ah gabi ahaanba, waxaa kaliya oo aad bilaabi kartaa luqad cusb ee ka mid ah mashruuca jira.
Halkaan waxaad ka helaysaa ololeyaasha Wikiyaasha:
| These have been approved and/or created: | These are active and might get their own site soon:
|
These will likely stay here: |
Sidee u bilaabi kartaa tijaabo cusub ee wiki wararkaHadii aad halkaan utimid inaad biloowdid luqad cusub ee mashruuca, waxaad dhamaan macluumaad ka helei kartaan halkaan Caawinaad:Qoraal. Fadlan ahaaw mid aqoon uleh arimaha Siyaasad. Qodobada muhiimka ah:
Sidee uga qayb qaadan kartaan aaladda wiki wararkaHadii aad aqoon uleedahay luqadaan ee hadda ku hor taal wikiga wararka way kugu dhiirri galainaysaa inaad gacan ka gaysato wikiga wararka. Fadlan bogagga aad samaysay sii fure gaaban. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan furaha. |
[edit]
2026
2025
| |
|
Contact/Help:
|
Muasasada Wikimedia Waxa ay la shaqaysaa Luqado badan iyo free-content Mashaariic:
Insakolobedia xor ah
Qaamuus Iyo Kalamado isku beegma
Maktabad waxeeda xor ah
Qaybo ka mid xigashada
Buugaag daraasadeed iyo tusaalooyin bilaash ah
Maadooyin wax barasho bilaash ah.
Si xoriyad ah inaad u dhax mushaaxdo Internetka
Liiska tusaalooyinka
Aaska aqoonta xorta ah
Xarun ay ku mideeysan yihiin war isgaarsiinta
Mashruuca Wikimedia ee isku xiraha
Wiki software development
Library of functions