Incubator:ISO 639

From Wikimedia Incubator
This page is a translated version of the page Incubator:ISO 639 and the translation is 93% complete.
Outdated translations are marked like this.

Wikimedia kala dooran maayo waxa ay tahay luqadda ama lahjadda. waxaan raaceeynaa ISO 639 habkaan. Wikimedia kasta luqadda badalka waa in ay ahaataa uun ISO 639-1 ama ISO 639-3 Furaha. Luqad kastaa waxay leedahay ISO 639-1 fure sidoo kale waxay leedahay ISO 639-3 fure, laakiin malaha Lid.

Hadii furahaan 639-1 uu diyaar yahay, waa in laga qaataa , hadii kale fuirahaan ISO 639-3. Hadii uunan shaqanin, luqaddu wax mustaqbal ah kuma lahan Wikimedia, oo aan ahayn inaad codsato fure (waqtidheer bay qaadan kartaa, si kastaba ha ahatee).

Halaan waxaa ku jira inyar oo ka mid ah linkiga ee liiska furayaasha.

Sidoo kale eeg