Wb/so/Special:Search

From Wikimedia Incubator
< Wb‎ | so
Wb > so > Special:Search

somalida-somaliJamhuuriyada Soomaaliya taasi oo laga isticmaalo dalka Soomaaliya, marka laga reebo gobolada Waqooyiga. Lacagta Shillin Soomaaliga waxaa loo sii kala qeybiyaa (loo jejebiya) 100 senti (English: cents, Af-Talyaani: centesimi). Lacagta shilinka soomaaliga ah waxaa bangiga dhexe soo saartay taariikhda marka ee eheed 1962i.Markii hore waxaa la isticmaali jiray lacagta talyaaniga.

Shilinka soomaaliga (1 Taano) (1 Cent) Kumi (10 Cent) Nus Shilin (50 Cent) Lacagta shilinka soomaaliga ah waxee markeeda hore ka koobneed warqado iyo birar. Lacagta ugu yareed neh waxee eheed 5senti. Maanta soomaaliya lacagta ugu yar waa 1000 shilin.Sidii ee u dhacday dowladii dhexe, bangiga dhexe ee soomaaliya ma soo saarin lacag cusub, sidaas darteed ayaa lacagti tartiib tartiib uuga dhamaatay dalka.wixii ka danbeeyay 2000 waxaa dhacday in shilin soomaaliga lagu soo sameeyo dalka dibadiisa. lacagihii 20, 50 iyo 100 oo soomaaliya inteeda badan ka suushay xiligii ee dowladii siyaad barre dhacday ayaa wali laga sii isticmaalaayay magaalada burco oo kaliya ilaa 2011, waa markii laga joojiyay. Lacagtii ugu danbeesay oo soomaaliya ka Bold text