Deoxyribonucleic acid (DNA) waxey ka kooban tahy
Sokor 5 jibaaran ee laga yareeyey oksojiin
Fosfat
Kaydka guud:
Labo(Purines)
Adenine waxaa loo soo gaabiyaa (A)
Guanine Waxaa loo soo gaabiyaa (G)
Labo(Pyrimidines):
Thymine waxaa loo soo gaabiyaa (T)
Cytosine waxaa loo soo gaabiyaa (C)