User:Bakarjeey

From Wikimedia Incubator

somaalia allow nabad kayeel dhulkoo wada barwaaqoo dadka ey kunastaan allow dad wada tashtoo isku xeran allow kayeel allow anagoo isgacan qaadnay dadkuna kala dambeem helay allow indhaha nagu tusi allow mambac cilmi iyo hooy wax barasho allow kawadayeel allow shacab isjecel dadkuna iswada riyaaqsadaan allow naga yeel allow baahidiyo dhibka nadul saaran allow naga dulqaad allow farac iswada leh ayaanahay faduulkiyo foowdada naga dulfee allow faasuq foolxumo fal kadhigtay farac hanoo gilin Abubakr jeeylaani --Bakarjeey (talk) 13:11, 28 March 2013 (UTC)