Wb/so/Sanad

From Wikimedia Incubator
< Wb‎ | so
Wb > so > Sanad

Sanad (Luqada carabiga "عام ama "السنة" ) waa waqtiga u dhaxeeyo wareega uu Dhulka ku wareego Qoraxda. Hadii la'sii balaariyo, waxaa lagu qeexikaraa dhamaan koonanka kale: tusaale ahaan "Sanadka Maars" waa waqtiga uu Maars ku wareego xuduntiisa (orbit). Hijri ahaan waxaa la isticmaalaa Bisha (Dayaxa) waana 354 maalin.