Wb/so/Diimaha

From Wikimedia Incubator
< Wb‎ | so
Wb > so > Diimaha
buuda


Gootama buuda waa aasaasaha diinta buudiga laakiin diinta buudigu waa diinta kaliya ee aasaaseheeda ama sameeyaheeda aan loo aqoonsanayn in uu ahaa ilaah ama rasuul laakiin waxa ay u yaqaanaan dadka haysta diinta buudigu in uu ahaa qof soojeed badan ama soojeede ama dhiirane waxa uu ahaa faylasuuf wayn waxa uu dhashay taariikhdu markii ay joogtay 558 kdnc c. s waxa uu kudhashay gobolka sakaaya ee wadanka Nebal