Wb/so/Luqadaha

From Wikimedia Incubator
< Wb‎ | so
Wb > so > Luqadaha

cilmiga bulshada (Social sciences) (علوم اجتماعية) Dhowr laamaha waxbarashada ka mid ah oo darsa xaaladaha dadka iyo saamynta ay ku leeyihiin deegaanadooda ayaa laysku yiraahdaa culuunta bulshada. Adeegsiga hababka cilmiga ku dhisan ayey laamahani kaga duwanaadeen kuwa kale ee ku saabsan dadka. Waxa maadooyinkan ka mid ah: dhaqaalaha, culuunta siyaasadda, iyo dembi-baaristaiyo Cilminafsi